3 Answers
waa ilmaha uu geelu dhalo ee dheddig ah ayaa al dhahaa nirig.
Ilmaha Geela dhashay hadduu dheddig yahay Nirig baa la dhahaa. balse mala hayo qeexida macanaha Nirig kaliya waa magac loo isticmaalo.
haa waana nirgaha yaryar ee xaagaa jira
Leave Answer
You must be logged in to answer.