Loading...

Sheeg Nabigii Sabirka badnaa

2 Answers

2 Answers

  1. koley waxaa jira nabiyo badan oo samir iyo dulqaad ilaahay siiyey balse waxaa jira kuwo caqiibo iyo caan ku ah samirka waxaana ka mida:
    1.nabi daa,uud cs uu ilaahay xikmad iyo cilmi siiyey
    2.nabi ayuub cs oo 18sano abaar iyo nolol adag ku sugnaa
    3.nabigeena muxamed cs: oo isku darsaday falal badan oo wanaagsan oo ay gaaladu caayi jireen hadana samray
    4.nabi dulkifli cs: intaasoo habeen ayuu ibliis isaga soo dhigey qof oo marna dhibi jirey oo daaqada ka soo dhici jirey ka dib nabi dulkifli ayaa gartay waxaan inuu ibliis yahay nabi dulkifli wuxuu yidhi: maxaad iga rabtay ood ii dhibeysey.ibliis wuxuu yidhi:inaan ku dhibo ood xanaaqdo oon kaa cadheysiiyo ayaan rabay balse iimey suurto galin oo ilaaahay ayaa samir ku siiyey waanad iga guuleysatay.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message