loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Faadumo liibaan Maxamad
May 17, 2023 | 9:23 pm |2 Answers

Sheeg Nabigii Sabirka badnaa

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
2 Answers
Please log in to reply.
Maaido c/qaadir
May 27, 2023, 12:11 am
Nabi ayuub cs
Please log in to reply.
huud
May 18, 2023, 3:19 pm
koley waxaa jira nabiyo badan oo samir iyo dulqaad ilaahay siiyey balse waxaa jira kuwo caqiibo iyo caan ku ah samirka waxaana ka mida: 1.nabi daa,uud cs uu ilaahay xikmad iyo cilmi siiyey 2.nabi ayuub cs oo 18sano abaar iyo nolol adag ku sugnaa 3.nabigeena muxamed cs: oo isku darsaday falal badan oo wanaagsan oo ay gaaladu caayi jireen hadana samray 4.nabi dulkifli cs: intaasoo habeen ayuu ibliis isaga soo dhigey qof oo marna dhibi jirey oo daaqada ka soo dhici jirey ka dib nabi dulkifli ayaa gartay waxaan inuu ibliis yahay nabi dulkifli wuxuu yidhi: maxaad iga rabtay ood ii dhibeysey.ibliis wuxuu yidhi:inaan ku dhibo ood xanaaqdo oon kaa cadheysiiyo ayaan rabay balse iimey suurto galin oo ilaaahay ayaa samir ku siiyey waanad iga guuleysatay.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Queen of somalia
    imisa maalmood ayuu farasku awooda inuu noolado cunto la,aan?
    Dec 22, 2022 - 21:12 |1 Answers
  • raamos
    what is chemistry
    Apr 25, 2023 - 06:36 |1 Answers
  • Queen of somalia
    maxaa loo yaqanaa boqolkii neef o ari ah?
    Dec 14, 2022 - 18:21 |4 Answers
  • Muxsiin Macalin
    she suradii Allah soo gaa viyey
    Oct 06, 2023 - 16:43 |1 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg saxaabiga kaliya ee magaciisa quranka lagu shegay?
    Dec 17, 2022 - 00:03 |2 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Download app from

app-storeplay-store
Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App StoreKala so deg
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img