Loading...

sheeg sanadka uu dhacay dagaalkii uxud?

2 Answers

2 Answers

  1. Dagaalkii Uxud  waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D oo u dhiganta 3dii Shawwal sanadkii 3aad ee Hijrada

    1. Replying to caawiyepanel
      Dagaalkii Uxud  waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D oo...

      dagaalka used waxa dhacay sanadki 3aa re hijriyada

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message