sheeg sanadkii la asaasay soomaaliya?

1 Answers
caawiyepanel
April 12, 2023, 12:38 am
Soomaaliya ayaa xornimada ka qaadatay Talyaaniga iyo Ingiriiska 1-dii Luulyo 1960-kii, waxaana la aas aasay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Leave Answer

You must be logged in to answer.