sheeg saxabigii geeridiisu ay 70,000 ee malag soo dageen?

4 Answers
apdirahmaan Maxamuud
May 17, 2023, 2:35 pm
sacad Binu Mucaad
Maryan Axmed27
April 15, 2023, 5:33 am
saxaabigaas waxaa layiraahdaa sacad binu mucaad 70,000 ay soo Dageen geeridiisa oo malag
c.raxmaan
April 24, 2023, 2:35 pm
waa sacad binu mucaad( rc)
Wanagzan Sabiriina
December 31, 2022, 12:12 am
waxuu ahaa sacad binu mucaad(RC)

Leave Answer

You must be logged in to answer.