sheeg saxabigii ugu horeeyay ee ku dhashay magaalada madiina isagoo muhaajir ah?

4 Answers
siciido Cali siciid xuseen
January 21, 2025, 11:51 am
Cabdulaahi Binu subayr rc
Sowda Mohamed
March 18, 2023, 7:17 pm
waxuu ahaa cabdu lahi binu subeyr (RC)
Cali Hassan
March 18, 2023, 2:40 pm
waa cabdulaahi ibnu zubeyr
Wanagzan Sabiriina
January 8, 2023, 11:09 pm
waxuu ahaa cabdu laahi binu zubeyr (RC)

Leave Answer

You must be logged in to answer.