Loading...

sheeg xasaski nabiga midi ugudambesay ee geeriyooda

3 Answers

3 Answers

  1. Haweenaydii u dambaysay ee Nebi Muxamed (NNKH) geeriyootey waxay ahayd Xafsah bintu Cumar. Waxa dhalay Cumar bin al-Khattaab oo ka mid ahaa saxaabadii ugu dhawaa Nabiga, ahaana khaliifkii labaad ee Islaamka. Xafsah waxa uu nabiga guursaday sanadkii 625 miilaadiyada Xafsah waxa ay geeriyootay sanadkii 665 miilaadiyada xiligaas oo uu khilaafada ka taagnaa walaalkeed Cuthman bin Caffaan.

    1. Replying to caawiyepanel
      Haweenaydii u dambaysay ee Nebi Muxamed (NNKH) geeriyootey waxay ahayd Xafsah bintu...

      Xafsa bintu cumar rc

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message