sheeg xayawaanka goor walba arka jinka?

4 Answers
Amina Osman
July 5, 2023, 7:51 pm
xayawaanka goor waliba Arka jiniga waa dameerka
Abdirahmn Xabad
August 3, 2023, 3:59 pm
waa dameerka
mohammed hussein
August 8, 2023, 5:50 pm
jawaab sax ah mahadsanid
Juweeriya Cawed
September 12, 2023, 8:18 am
xayawaanka marwalba arka Janka waa dameerka.

Leave Answer

You must be logged in to answer.