Loading...

Sida loo tiriyo dhaqdhaqaaqa uur kujirka?

1 Answer

1 Answer

  1. 1.Dooro meel degan oo kuu saamaxaysa inad u fiirsatid dhaqaaqyada ilmahaaga.
    2.U jiifo dhinac ama ku fadhiiso kursi raaxo leh.
    3.Qor wakhtiga aad bilaabtid tirinta dhaqdhaqaaqyada. (Isticmaal shaxanka ku yaala dhabarka.) Hal calaamad samee wakhti kasta oo ilmahaagu sameeyo haraati, is maroojiyo ama leexdo. Ha tirin higada. Wad tirada illaa ad ka dareentid 10 dhaqaaq. Ha wadin tirinta wax ka badan laba saacadood.
    4.Marka ilmahaagu dhaqaaqay 10 jeer, qor wakhti la joogay. Qor isku-darka wakhtiga ay qaadatay inad tirisid 10 dhaqaaq. (Badanaa, 10 dhaqaaq waxay dhacaan mudo ka yar 30 daqiiqadood.)

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message