You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Google Play Store waa mid ka mid ah dukaamada app-ka ugu caansan adduunka, wayna fududahay in app-ka lagu daabaco Google Play store.
Marka hore, samee akoon developer Play console Google waa 25$ waxayna ku siinaysaa gelitaanka agabka oo kaa caawinaya inaad dhisto oo daabacdo abka.
Marka xigta, ku samee mashruuc cusub Console Developer. Mashruucani waxa uu ka koobnaan doonaa koodka isha abka
Si aad u daabacdo abkaaga, marka hore hubi in abkaaga uu buuxiyey shuruudaha iyo tilmaamaha Google Play. Kadib, raac talaabooyinkan:
1. kuSoo rar aabkaga aab file koodka Konsole-ka developer.
2. Habee xogta badan ee abkaaga. sida logada, magaca, sawirada appka,
3. Daabac abkaaga. waxay qaadan kartaa waqti oo waxa ay ku sameen doonan qiimeen.
4. La soco waxqabadka abkaaga iyo isticmaalkiisa.
Thanks bro