3 Answers
Farxada waxay ku xeran tahay xuska Allah salaada iyo naftaada oo Aad ka fogeeyso Wuxuu Allah raali ka ahayn
isku day ina mar waliba raadiso waxii aad u aragto farxadada
ku kalsoonaw naftada . marwaliba dholacadey .adigu naftada ka dhaadhacsii ina faraxsantahay . waxa kale oo farxada sababi karo waxa ka mida .
ina hadafyadada oo ku rumowa aa Malin arakto hadaba sida aad ugaarto dhabeyn hadaf iyo farxad wada socda .Dadaal .waqti ku bixi sida ado faraxsan u aragto . farxada wa dorka muhimka u ah nolasha aadanaha .
𝒎.𝒂 𝒔𝒙𝒃 𝒘𝒂𝒂 𝒋𝒂𝒘𝒂𝒂𝒃 𝒔𝒂𝒙 𝒂𝒉 𝒕𝒉𝒂𝒏𝒌𝒔
Leave Answer
You must be logged in to answer.