Somalia goormee xurnima qaadatay

3 Answers
Dahabo Maxamed
August 16, 2023, 8:22 am
1julayo 1960 kii
Maaido c/qaadir
May 27, 2023, 12:16 am
1da luulyo 1960kii
Queen of somalia
May 23, 2023, 11:22 am
goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa iyana xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.

Leave Answer

You must be logged in to answer.