Loading...

soomaali goormee xurnimo qaadey

2 Answers

2 Answers

  1. goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.

    1. Replying to caawiyepanel
      goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda...

      goolada ugu horeyay ee xornimadisa qaatay waxay ahaayen gobolada wuqoyi waxay xornimadida qaaten 26kii bishii june 1960,iyana 1di luulyo 1960kii waxaa xornimada qaatay koonfurta soonaaliya

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message