Loading...

taariikhda dalka

1 Answer

1 Answer

  1. Dhulka Soomaaliya wuxuu weligiisba ahaa xarun dhexe oo maamusha ganacsiga qeybo badan oo dunida ka mid ah,[5][6] Intasi waxaa dheer, waxaa deegaanka Soomaalidu ahayd mid wax soo saar leh; xaga beeraha, xoolaha iyo kheyraad kale oo dunida inteeda kale ka manaafacaadsato.[7][8] Siday ay isku raaceen in badan oo taariikhyano ah, Geeska Afrika wuxuu xidhiidh la lahaa Boqortooyadii Faraaciyiinta wakhti imika laga joogo ilaa 3,000 sano,[9] kuwaasi oo ganacsi toos ah la lahaa meelo badan oo ka mid tahay Saylac iyo Dhulka uduga (Puntland).[10]

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message