loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Maa maan Wehliye
March 29, 2023 | 7:21 pm |1 Answers

Taariikhda warshadihii hore ee somalia

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
wadankeena
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
March 29, 2023, 8:57 pm
TAARIIQDA WARSHADAHA SOMALIA. Wershadaha Soomaaliya in kasta oo aysan aad u fara badnayn, hadana waxaa lagu qiyaasay in ay dhaqaalaha waddanka ku siyaadin jireen boqolkiiba-toban [10%]. Qaybo kamida wershadihii Soomaaliya iyo xilliyadii la asaasay waa kuwan hoos ku qoran. Wershedda Sonkorta Jawhar: 1919 ayaa shirkad talyaani asaastay wershadda sonkorta ee Jawhar, Sannadkii 1960 kii ayaa wershaddaas 50% kamida loo ogolaaday Soomaaliya. Wershedda Cusbada Xaafuun: 1922 ayaa shirkad Talyaani ah asaastay wershadda cusbada [solar Salt production]. Waxaan laga dhisay Hurdiye - xaafuun. Wershaddaasi waxay soo saari jirtey cusbo dhan 250,000 ilaa 300,000 tons sannadkii. Waxaana wershaddaas hawlgab ku noqday dagaalkii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee 1940-1941. Wershedda Caanaha Xamar: 1965 ayaa wershadda caanaha ee xamar shaqa bilawday. Wax soosaar keeduna wuxuu ahaa 10.000 litir oo caano ah maalintii. Wershedda Hilibka Kismaayo: 1968 ayaa la dhamaystiray wershadda hilibka ee kismaayo. Waxayna qali jirtey sannadkii 60,000 neef oo lo'ah, si ay u soo saarto 20 million oo hilib qasacadaysan ah. Wershedda Kalluunka Laasqoray: 1969 ayaa la dhamaystiray Wershadda Kalluunka ee laasqoray. Waxayna shaqo ku bilawday 5,000 tons oo qasacadood oo Toono ah sannadkii. Wershedda Dharka Balcad: 1969 ayaa la dhamaystiray wershadda dharka ee Balcad. Waxayna soo saari jirtey dhar kala noocnooc ah, khaas ahaan dharka dugsiyada. Warshadda Sokorta ee Mareerey (Juba Sugar Project -JSP) 1980-kii. 1976-dii ayaa la calaameeyey oo la bilaabay dhismihii warshadda iyo mashruuca Sokorta ee Mareerey. Mareerey waxay ku taal degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe, dhanka maaliyadda dowladii Soomaaliya waxay kala kaashatay dalka Sacuudiga iyo Dubai halka dhanka farsamada lala kaashaday dalka Ingiriiska.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • caawiye Admin
    Chapter1 (Q7) define cyclic hydro carbon ?
    Jul 13, 2021 - 09:30 |1 Answers
  • Maxmuud Cali
    taariikhda dalka
    May 06, 2023 - 00:20 |1 Answers
  • Ggg Hhhh
    sheeg caasimada Soomalia
    Mar 05, 2023 - 14:11 |7 Answers
  • Abdullahi Isse Olad
    simplify the following a.25/75 b.81125 c.9/27
    Jan 05, 2024 - 21:43 |1 Answers
  • shaafic
    sheeg quranka surada bisinla anta ha
    Apr 29, 2023 - 13:38 |5 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img