loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 17, 2023 | 10:50 am |1 Answers

Tariikhda Lionel Messi?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 17, 2023, 10:54 am
Lionel Messi waa ciyaaryahan u dhashay wadanka Arjantiina. Waxa uu dhashay sanadku markii uu ahaa (24 Juun 1987. waxa uu u ciyaraa koox ka ciyaara horyaalka wadanka spain oo la dhoho Paris Saint-Germain, waxa uu yahay laacib kooda.messi isagaoo yar ayuu xanuun saday sababtoo ah wuxuu ahaa dhicis 6 bilood ku dhashay hooyadiis magaalo kale ayeey guri ccid shaqaalo uga eheed abihiisna tuugada laga cabsado ayuu ku jiray , kadib markii uu 10 jirsaday ayeey hooyadiis qaxootinimo iska dhiibtay spain kadib markii 2 sano ee kaam qaxooti ku jirtay ayaa loo ogolaaday sharciga sidaas ayeeyna ku timid magaalada barcelona , mowhibadiisa kubada cagta yaa u sahashay inuu kasbado indhaha kooxda yar yar ee barcelona b sidaasi ayuu ugu soo gudbay kooxda weyn , barcelona messi abaal ayeey u galeen sababtoo ah isbitaal ayeey geeyeen lugihiisa ayeey daawweeyen , wuxuu u balan qaaday in uusan ka tagi doonin abidkood waxan mararka qaar afkisa laga maqalay in wayihisa ciyared u ku soo gaba gabayn doono kooxda barcelona. macalimiinta sida aadka ah u soo caawiyay messi waxa ka mid ah macalinki u dhashay dalka netherland ee Frank Rijkaard kaaso kooxda soo maamulay 2003 ilaa 2008 oo aha macalinki champions league 2005-2006 isaga oo ka qaaday kooxda arsenal, messi ayaana ka dhaxlay waayo aragnimo dheraad ah isla markaana ka mid ahaa kooxdisa kowaad, macalinka labaad ee heerkan so gaadhsiiyay messi ayaa ah macalinka u dhashay wadanka spain kana tirsanaan jiray wakhti hore kooxda barcelona pep guardiola wakhtigii u kooxda haysan jiray 2009 ilaa 2013 isaga oo kooxda u qaaday koobab fara badan oo ay ka mid yihin laba champions league 2008-2009 iyo 2010-2011 waana macalinki kooxda ku so kordhiyay khibrada loo yaqaano tiki taka oo ay in badan kooxdu ku caano maashay Messi ayaa la xaqiijiyay inuu yahay ciyaar yahankii abid soo mara kubada cagta kagana gulaystay labada xidig ee maradoona iyo pele oo ku tartami jiray xidigan ayaa haysta shan European golden boot oo ah rikoor u gaar ah xidigan ayaa kasbaday taageero fara badan ee aduunka jooga Lionel Messi ayaa ah xidigii ugu horeeyay ee oo European champion league dhaliya afar gool hal kulan kaliya xidigan ayaa haysta 4 onze dire oo ah xidigan ugu Europe xidigan ayaa lo baxshay mucjisada kubada cagta ama magic player xidigan ayaa abihiis aya lashega inuu kusoo jeedo talyaaniga halka hoyadii kasoo jeedo Spain xidigan aya UNICEF ka noqday ambassador ayaa noqday xidigii ugu ugu yaraa oo 22 jir ah oo ku gulaysta ballon d'ore xidigan oo ah kan ugu golasha badan xaga laligaha sido kale waa kan ugu golasha badan kulanka caanka aha ee elcalasico xidigan ayaa ah ciyaar yahanka ugu fiican tariikhda laligaha ama Spain Messi ayaa dhowr jeer loo so bandhigay inuu qandaraasyo fara badan oo qaliya lkn wuu diiday oo wuku gacan sayray oo warar ayaa shegaya inuu yiri waxaan "diyaar u ahay inaan mushaar la'aan ugu ciyaaro Barcelona" Guuldaradii ay kala kulmeen xulka qaranka Argentina koobkii adduunka ee ka dhanka ahaa Germany sanadkii 2014 iyo sababta oo ah ciyaartii Mareykanka ee ka dhacday Chile 2 oo isku xigta finalka sanadihii 2015 iyo 2016 isweydaarsiga seegay waxa uu u hibeeyay taallo taariikhi ah oo kuyaala garoonka Camp Nou ee magaalada Barcelona Lionel Messi isagoo leh braugrana fog.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Caawiye7 author
    Waa maxay hababka ugu fiican ee kor loogu qaado awooda maskaxdayda?
    Jun 24, 2022 - 15:04 |2 Answers
  • Queen of somalia
    Waa immisa garaaca wadnaha qofka caadiga ah ee qaangaarka ah daqiiqaddiiba?
    May 22, 2023 - 09:11 |1 Answers
  • Suhayb Xuseen
    waa imisa tiirarka islaamku
    Apr 13, 2023 - 00:37 |9 Answers
  • Aweys Mursal
    imasa reer ayuu lahaa nabi muxamed?
    Apr 12, 2023 - 09:31 |3 Answers
  • Queen of somalia
    imisa ayu ku bisladaa babaayga?
    Dec 17, 2022 - 13:54 |3 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img