1 Answers
            
            
        
        Hunguri cadaha. waa dhuun ay hawada marto oo Afka,sanka,iyo Sanbabada isku haaya dhirirkiisa waxuu garaa 12Cm waxuuna ku yalaa Qeybta hore ee dhuunta Qeybtiisa hoosana waxey ku dhamataa Meel ay kukala leexdaan Labada Sambab.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
 
        
 
             
                                
                             
             
            