wa maxay manso

1 Answers
caawiyepanel
May 13, 2023, 3:31 pm
<b>Maanso</b> waa nooc ka mid ah suugaanta Soomaalida. Maansada waxaa ka sii farcama noocyada Murtida sida Gabayga Jiiftada, buraaburka, saarka, heesaha, heellada, geeraarka iyo heeso hawleedka oo dhan.

Leave Answer

You must be logged in to answer.