You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Qorax sidoo kale loo yaqaano Cadceed, waa shey wayn oo ka samaysan neefo ololaya. Sidoo kale qoraxdu waa Xidigta aya nolosha aduunku ku tiirsan tahay. Iyada iyo mereereyaasha waxaa la isku yidhaahdaa Bahda Midaysay Qoraxdu. Aduunka iyo mereereyaasha kale waxeey ku wareegtaan Qoraxda, waxeena la wareegtaan waxyaabo baraf ah iyo boorka hawada, ayaga oo 99,8% buuxiya weeninka iskujoogga qoraxda. Qoraxda waxee keentaa awood (Enargy), gaar ahaan ileys, taasi oo ugu wacan Nolosha aduunka oo dhan. Qoraxda waxee xakuntaa xaraaradaha aduunka iyo jawiga, waxeena u dhigantahay 1/3 Waqtiga Biyaha badtaan dhinaca badda, inta kale waxaa xakumo Bisha.