waa imisa cisho todobaadku

2 Answers
caawiyepanel
March 29, 2023, 12:47 pm
waxaa jira toddoba cisho toddobaadkii waxaa caadi ahaan loo yaqaan Sabti, Axad. isniin, Talaado, Arbaco, Khamiis, iyo Jimco,
Omar Aweys Mayow
May 29, 2023, 7:35 pm
todobo

Leave Answer

You must be logged in to answer.