waa maaxay tamar

2 Answers
Cabdishakuur Maxamuud
October 5, 2023, 10:50 pm
tamartu waa awooda lagu dhaqaajiyo walax taagan ama lagu joojiyo walax soconaysa
Maankey Cade
September 25, 2023, 2:25 pm
Tamartu waa kartida ama awooda howl lagu qabto

Leave Answer

You must be logged in to answer.