waa maxaay erayga (ugub) af somali ahaan

2 Answers
sundusmaxamedidriis
February 10, 2025, 1:15 pm
Dumarka markee dhalaan ilmaha ugu horeeyo ee hooyadu dhashi ayaa ladhahaa ugub
zhafi piindhe
June 17, 2023, 2:33 pm
waa shay ka mid ah waxyalaha lagu dhiso Guryaha

Leave Answer

You must be logged in to answer.