Loading...

waa maxay abyoone

2 Answers

2 Answers

  1. Tirooyinka Abyoone waa tirooyin ay suurtowdo in loo qori karo iyadoon la adeegsan Jajab ama hakad tobanaale, waxayna noqonaysaa urur tirooyin abyoone -taasoo ka dhigan Hormo urur ka tirsan urur tiro maangal ah – laga soo bilaabo Tiro tirsiimo (1, 2, 3, ..) iyo Eber iyo tirooyinka taban ee ku beegan tirooyinka tirsiimaha (-1, -2, -3, ..), waa in ay ahaadaan ururta tirooyinka abyoone Urur makoobane waxayna la mid yihiin urur tirooyin tirsiimaha, sida caadiga ah waxaa loo suntaa xarafka Z.

    1. Replying to caawiyepanel
      Tirooyinka Abyoone waa tirooyin ay suurtowdo in loo qori karo iyadoon la adeegsan Jajab ama hakad tobanaale,...

      abyooniyasha waa abyoone togan (+) abyoone taban(‐) iyo eber

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message