waa maxay bisha shacbaan

1 Answers
caawiyepanel
February 21, 2023, 1:43 pm
Shacbaan waa bisha sideedaad ee Kalandarka Hijriga.Habeenka toban iyo shanaad ee bishan waxaa loo yaqaana "Habeenka Xirka" (Laylat al-Bara'at). Bishani waxay ku dhamaataa 30 maalmood.

Leave Answer

You must be logged in to answer.