You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
waa aqoonsi
Visa ama Dalku-ku-galku waa dukumeenti rasmi ah oo u oggolaanaya qofka sita inuu si sharci ah ku galo waddan shisheeye. Dalku-galka inta badan waxa lagu shaabadeeyey ama lagu dhejiyaa baasaboorka qofka sita. Waxaa jira dhawr nooc oo fiisooyin ah, kuwaas oo mid kastaa uu siinayo xuquuqaha kala duwan ee waddanka uu martida u yahay, Malaha mid ka mid ah afarta nooc ee ugu waaweyn dalku galka visaha waa: dalxiis, socdaal, ardaynimo, ama shaqo.