Loading...

waa maxay dayax gacmeed

1 Answer

1 Answer

  1. Dayax Gacmeed, waa aalad gaadiid dad-samee ah oo loo isticmaalo in loogu safro cirka, dayaxa, meereyaasha kale iyo dhamaan meelo ka baxsan dhulka.

    Dayax gacmeedku wuxuu ka samaysan yahay Aalado laysku geeyay Haba ubadnaade xaga masska
    Markii ugu horeeysay taariikhda bani-aadamka, sanadkii 1959kii ayaa Dayax Gacmeed Ruushku leeyahay tagay dayaxa. Ka dib, 1968dii ayaa qofkii ugu horeeyay cagaha saaray dayaxa kaas oo ka socday Dawladda Maraykanka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message