waa maxay dayen

4 Answers
Nimco Xasan
December 4, 2023, 3:33 pm
waa wax lagu yeesho
Nuriye mahad Yussuf
August 2, 2023, 4:26 am
waawax aadan mul kigiisa lahayn laakiin aad qaadayay way noqon haysaa. waxaa kale oo at noqon waxaad iskadaysay
Isra Mohamed
June 20, 2023, 10:17 pm
waa wax lagu gu leyay
Layla Mohmed
June 3, 2023, 5:41 pm
dayntu waa wax lagugu yeesho

Leave Answer

You must be logged in to answer.