You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Deero waa xayawaan duurjoog gaar ahaan asalka naasleyda ah, oo ku nool qaaraha oo dhan gaar ahaan meelaha kulul,
Deerada ayaa lagu tiriyaa noolayaasha aduunka ugu dheereeya tiyada oo ordi karta 100 km saacadii, afrika iyo koonfur aasiya ayay aad ugu badantahay,
Noocyada deerada ayaan lasoo koobi karin, waxaan lagu qiyaasa ilaa 15 nooc.
deerada ayaa jecel inay u socoto raxan-raxan,
deerada lab ayaa la yidhaa[DEER] ta dhadigna loo yaqaano [DEERO].
Deerada ayaa ku dhasha shanbilood sida cawsha oo kale