Loading...

waa maxay dhiig

1 Answer

1 Answer

  1. Dhiigu waa dareere gaar ah oo laga helo jirka bini adamka iyo xayawanka.
    Dhiigga Waxa uu ka kooban yahay unugyada Gaduudan ama cascas, unugyada Cad, platelets ka iyo plasma, waxa uuna muhiim u yahay dhammaan noolaha sida bini’aadamka iyo xayawaanka, waxaa kaloo uu qabtaa shaqo muhiim ah sida, In uu qaado cunnada iyo neefta oksijiin iyo in uu ka saaro jirka wasaqda karboonka iyo hormoonada , waxa uu difaac siiya jirka , sido kale waxa uu sameeyaa xinjirayn marka dhiigbax yimaado si uu u joojiyo dhiigga baxaya.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message