Loading...

waa maxay dhimasho?

2 Answers

2 Answers

  1. Geeridu sidoo kale loo yaqaano dhimasho (Af Ingiriis : death; Af-Carabi: موت) waa marka naftu ka baxdo jidhka noole. Sharaxaada Sayniska ee geerida, sidoo kale loo yaqaano dhimasho, waa dhamaadka shaqada bayoloji ee suurtagelisa nolosha walax nool. Taasi micnaheedu waa istaagayso wada shaqeynta xubnaha jidhka iyo wixii ku dhexjira.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message