2 Answers
            
            
        
        Domain waa magaca websiteka.  Subdomain waa qayb ka mid ah magaca domainka kadib magaca domainka.  Tusaale ahaan, magaca domain www.google.com waa magaca website-ka, halka translate.google.com uu yahay subdomain-ka.
si kale Domain-hoosaadku waa qayb dheeraad ah oo ka mid ah magacaaga domain ee ugu weyn.  Subdomains waxaa loo sameeyay si loo habeeyo oo loogu maro qaybaha kala duwan ee Websitkaada.  Waxaad ku samayn kartaa dhawr-hoosaadyo boggaaga ugu muhiimsan
                        domain = waxaa lagu is ticmaalaa in lagu ogaado laguna garto kimbiyuutarda Internet ka waxaana loo isticmaalaa lp
                Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
