Loading...

waa maxay ereyga magac uyaal

2 Answers

2 Answers

  1. magac uyaal waa kelmad tilmaamaysa qof, meel, shay, ama fikrad, waxayna ka ciyaartaa door lama huraan ah dhisidda weedho macno leh oo ku jira luqadda. tusaale axmed waa macalin ( axmed iyo macalinka waa magac uyaalo)

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message