2 Answers
            
            
        
        fal waa mid ka mid ah qeybaha hadalka ee af soomaalida
                        Fal waa ereyo bixinaayo warku saabsan yeelaha .falka dhowr qeybod ba lo qeybiyaa qeyb walbana warar ka la duwan ayey tabisaa waxase ugu weyn laba qeybod oo lagu kala magacaabo .sal iyo Nadooc ,
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
