loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Tooras Maxamed
March 11, 2023 | 5:05 am |1 Answers

waa maxay falka afka soomaaliga

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
luqadaha
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
March 11, 2023, 7:36 am
Fal Waa erayo bixinaya war ku saabsan yeelaha. Falka dhawr qaybood baa loo qaybiyaa, qayb walbana warar kala duwan ayay tabisaa. Waxase ugu wayn laba qaybood oo lagu kala magacaabo: Sal iyo Nadooc. Fiiri tusaalahan: Anigu waan keen-ayaa Farxiyo way keen-aysaa Annagu waan keen-aynaa Idinku waad keen-aysaan Falka ku dhex jira afarta tuseele wuxuu leeyahay qayb aan is beddelayn(keen-)iyo qayb is beddeshay (-ayaa, -aysaa,-aynaa, -aysaan). Qaybta aan is beddelini waa gundhigga falka, kaas oo xanbaarsan micnaha erayga. Sidaa daraadeed waxa lagu magacaabaa sal. Salka waxa lagu aqoonsadaa, oo sida badan uu la muuqaal yahay fal amarka qofkiisa labaad oo keliga ah(adiga): Cun, bax, qor, xir, kari, baro, qabso, qadee. Qaybta is beddesha ee falka waxaa lagu magacaabaa nadooc faleed waxay farta ku fiiqdaa waxyaabo kala duwan: qofka, tirade, caynta, amminta, muuqaalka iyo habka falka. Nadooc faleedka tilmaamaya Qofka Nadooca falku wuxuu sheegaa haddii yeeluhu uu yahay midka hadlaya (qofka koowaad), midka lala hadlayo ( qofka labaad) ama mid ka duwan labadoodaba (qofka saddexaad) Qofka koowaad wuxuu ku beeganyahay hadlaha (aniga, annaga): B. Anigu waan keen-ay T. annagu waan keen-nay Qofka labaad oo lala hadlaha ah (adiga, idinka): J. adigu waad keen-tay X. idinku waad keen-teen Qofka saddexaadna wuxuu ku beegan yahay qofka ama waxa laga hadlayo (isaga\iyada iyo iyaga): KH. Iyadu way keen-tay D. isagu wuu keen-ay R. iyagu way keen-neen Adigana raacso jawaabtada
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • saabiriin
    waa maxay faaidada ganacsiga?
    Mar 13, 2023 - 18:46 |1 Answers
  • Abdixakiin Siciid
    bassborka somali
    Jan 21, 2023 - 18:59 |1 Answers
  • Darbijiif Cabdulle
    sheeg wadanka ugu yar caalamka
    Jun 09, 2023 - 14:14 |2 Answers
  • clraxmaan macquul
    where did Musa grow
    Apr 12, 2023 - 05:32 |1 Answers
  • ismahan Maxamed
    waa maxey hayaama
    Apr 20, 2023 - 15:42 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

30

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2026 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img