Loading...

waa maxay falkaab

1 Answer

1 Answer

  1. Falkaab waxaa la yiraahdaa erayada caddeeya sida wax u dhacaan ama u qabsoomaan. Falkaabyadu waxay u kala baxaan: Falkaab waqti, f. meeleed, f. jaho, f. masaafo, f. siyeed iyo f. ra’yi.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message