waa maxay gabaygu

3 Answers
caawiyepanel
April 13, 2023, 1:36 pm
Gabay waa hadal murtiyeed taxan oo ka kooban beydad (tuducyo) mid waliba isugu xidhan yahay laba qaar oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhexeeya.
Gabaygu waa hadal xeeldheer oo macno gaar ah leh oo soo jiidasho leh .
Cilmi Muxumed
May 23, 2023, 12:29 am
waa sax masha allah

Leave Answer

You must be logged in to answer.