Loading...

waa maxay ganacsi

1 Answer

1 Answer

  1. Ganasigu waa wax-qabad kasta oo ujeedadiisu tahay soo-saaridda iyo qaybinta badeeco/alaab (goods) iyo adeeg (services). Ganacsigu wuxuu saameeyaa qayb-kasta oo nolosheenna ka mida. Kaliya ma ahan qaybinta cuntada aannu cunno, dharka aannu xidhano iyo gaadiidka aannu u raacno Iskuulada, Jaamacadaha iyo Shaqada, ee waaba meesha ugu badan ee aannu ka helno shaqooyin iyo Mushaaraad aannu ku soo iibsanno badeecadaas iyo adeeggaas.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message