Loading...

Waa maxay Google AdSense?

1 Answer

1 Answer

  1. Google AdSense waa barnaamaj ay shirkada Google maareyso kaasi oo loogu talagalay dadka website-yada leh si ay websit-yadooyada xayeysiin u saaraan ayna kaga faa’idaan lacag booqadayaasha website-kooda soo booqanaya.

    Sidoo kale Google Adsense waxaa loogu talagay dadka barta Youtube muuqaalada soo geliya, si ay muuqaaladooda u saartaan xayeysiin ayna kaga faa idaan lacag daawashada muuqaalkooda.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message