Loading...

waa maxay guban ?

1 Answer

1 Answer

  1. Guban waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland. Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message