waa maxay habdhiska taranka aadamuhu?

1 Answers
Queen of somalia
June 11, 2023, 6:58 am
Habdhiska Taranka waa. Sifooyin wax soo saarka u ah Nolasha waxuuna ka koo Banyahay Xubno kaqaybqaato Taranka Hadaba wax soo saarka aadamiga iyo Xoolaha waxey adkeysaa taranka Labada jensi Sidokale habdhiska taranka waxaa loo kala qeybiyaa 2 Qeybood oo kala ah. Male. Reproductive Famale. Reproductive

Leave Answer

You must be logged in to answer.