1 Answers
islaamku waa diinta xaqa ah ee aakhiro ku anfaceysa ku dhaqankeedana janada kuu horseedeysa. dhibaatooyin badan waa la maraa balse hadaad samirtid rabi faraj buu kuu furayaa.
Leave Answer
You must be logged in to answer.