Loading...

waa maxay jabtadu?

2 Answers

2 Answers

  1. jabtadu waa cudur ku dhaca xubnaha taranka wuxuu ku dhacaa badanaa dumurka qanjidhadooda ayaa dhaliya infection oo dhecaan .markaas kadib ayey ugudbiyaan Ragga galmada lasuubiyaan Sabab kale ayuun ugu yaadaa Sida dumarka jirkooda ka ganacsado

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message