waa maxay jabto?

1 Answers
fatxi fani
March 28, 2023, 11:18 am
jabtada waa cudur kamid ah cudurada ku dhaca xubnaha taranka ee ragga iyo dumarka waxay kaloo kamid tahay cudurada lagukalaqaado galmada ee layiraahdo STI. waxayna sidaran uwaxyeelaysaa xubnaha taranka ee dadka iyadoo keenta marmara qaar madhalaysnimo

Leave Answer

You must be logged in to answer.