Loading...

Waa maxay jinku?

1 Answer

1 Answer

  1. Jinka waa noole uu allaah uumay kana abuuray bel_belka dabka sida uu allaah kusheegay suuradda arraxmaan
    ( وَخَلَقَ ٱلْجَآنَّ مِن مَّارِجٍۢ مِّن نَّارٍۢ)
    Ereyga jin ” waa kelmed carabi ah oo macneheedu yahay wax qarsoon ama aan la arkayn”
    Jinku waa uu tarmaa. sidoo kale waxa uu leeyahay Gaal iyo muslim.
    jinku waa noole sida caadiga ah lala xiriiriyo xoogagga sharka ama xumaanta
    sidoo kale Jinku waa uu ka awood badanyahay aadanaha sidaas darteed waxaa laga yaabaa in uu dhib u geysto.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message