waa maxay koronto

1 Answers
Wanagzan Sabiriina
April 23, 2023, 12:06 am
Koronto (Af Ingiriis : Electricity; Af Carabi : ar‎) waa awooda socodka elektaroono danabeysan. Sida caadiga ah korontadu waa ili-maqabatey, awood unugyo dabaysan oo socda kuwaasi oo qeyb ka ah awooda electromagnetismka. Jiritaanka korontada waxaa xidhiidh dhow la leh waxyaabo dhowr ah kuwaawi oo ka mid yihiin hilaaca, danabka, biriqda iyo noocyo kale.

Leave Answer

You must be logged in to answer.