Loading...

waa maxay magac?

4 Answers

4 Answers

  1. Magac waa sumad ama astaan u gaar ah qof ama xayawaan, kaas oo loo bixiyo marka uu dhasho.

    Sidoo kale, magac waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeysto wax la rabo in la isla garto marka magacaas la soo hadal qaado, tusaale ahaan qeeyb dhulka oogadiisa ka mid ah – sida magaalo – alaab – sida baabuur – walaxyo, iyo dhamaan wixii la rabo in eey laga dhex aqoonsan karo waxyaabaha kale.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message