loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Gaabka Boy
May 21, 2023 | 6:32 am |1 Answers

waa maxay mahmah

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 21, 2023, 11:43 am
Maahmaahdu waa hadal murtiyeed, inta badan ka hadasha waayo aragnimo ama dhacdo qof soo martay kadibna ay ku reebto erayo xikmadaysan oo cabiraya dhacdadiisa saamaynta ku leh nolol maalmeedka bulsho waynta uu af ahaan iyo dhaqan ahaanba ka tirsan yahay. Soomaalidu waxay ku jirtaa dadka aad loogu tilmaamo inay leeyihiin luuqad hodan ah oo u suurto galisay inay reebi karaan oraahyo nuxur leh oo xambaarsan macna xeel-dheer, jirina karta inta ay jiraan dad isticmaala luuqadaa.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Queen of somalia
    sheeg gabadhii Alle uwaxYooday?
    Jan 12, 2023 - 23:52 |5 Answers
  • Queen of somalia
    Calaamadaha xasaasiyadda Maqaarka?
    Jun 13, 2023 - 10:38 |1 Answers
  • Abuukar Shakataa
    اذكر ‏فضائل ‏القرءان
    Apr 13, 2023 - 05:55 |3 Answers
  • caawiye Admin
    Cutubka 1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (6) Caddee waxa loola jeedo cilmigajiyooloojiga
    Nov 27, 2021 - 10:25 |1 Answers
  • Cabdullahi Abuukar
    sheeg Shanta qeybood oo ay qariidadu ka koo ban tahay
    May 24, 2023 - 05:41 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Download app from

app-storeplay-store
Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download In App StoreKala so deg
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img