1 Answers
Meeleeyuhu waa eray ka mid ah qaybaha hadalka, had iyo jeerna wuxuu la shaqeeyaa falka, hortana wuu ka raacaa. Meeleeyaha waxa ugu shaqa badan afar eray oo lagu gaabsho ‘u, ku, ka, la’. tusaale
U – Macallinki baan u sheegay.
Leave Answer
You must be logged in to answer.