loader
Skip to content

Caawiye app

socialv
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye app

socialv

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • Courses
  • questions
  • Groups
  • Blog
Muscab Cabdi fitaax
May 6, 2023 | 9:36 pm |3 Answers

waa maxay nabad

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
3 Answers
Please log in to reply.
bushro xusen cusman
July 1, 2025, 12:31 pm
Waa maxay saynis
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 7, 2023, 5:23 pm
Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee nabada muhiim utahay? Haddii nabadu jirto waxaa dhacayso: In cid walbo ama noolaha dhammaantood ay si nabad ku seexdaan ayna nabad ku sootoosaan.In kheyraadka dalka si siman loo wadaago ama loo qeybsado.In ay cadaalada taabagasho oo ay shaqeyso.In waxbarashada, caafimaadka,dhaqaalaha iyo noolasha aasaasiga ay hormaraan oo bulshada ay ku naalooto barwaaqo.In bulshada ay u suurtagasho isku socod oo qofka ka socdaalo Raaskaambooni uu si nabad ah kutago Raascaseyr. Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii. Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii. Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba ummada soomaaliyeed waxa ay nabada ku heli karaan in la raadiyo nabadda sida saxda ah. Waxaa jirta maahmaah ingiriis oo dhehayso “ If you want peace prepare for war” hadii aad rabto nabad udiyaargarow dagaal yacni waxaa halkan ku cad in nabada aanan si sahlan loo heli Karin. Ummad kastaa waxay abuurataa nabadeeda, soomaalida nabadeeda ha abuurato.
Please log in to reply.
bushro xusen cusman
July 1, 2025, 12:32 pm
Waa maxay saynis
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Ali Afgoi officers
    maxaa keena kala taga lamaanaha xiliga hasaawaha?
    Aug 06, 2023 - 17:48 |3 Answers
  • Xuseenmaxmuud
    waa maxay naxwe
    Apr 28, 2023 - 09:20 |2 Answers
  • Abdihakiin
    wax Mxay cunto
    May 23, 2023 - 11:44 |1 Answers
  • Queen of somalia
    imisa maalmood ayaa ku jirta sanadkii?
    Dec 27, 2022 - 21:57 |2 Answers
  • Samiya Ali
    ما ‏حكم ‏سجود ‏السهو ‏
    Jun 02, 2023 - 15:33 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • Membership Account
  • All Courses
  • Profile
  • Instructor
  • Become A Teacher
Help & Support
  • about us
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img